Sida aad Waqti kooban ugu qaban karto shaqooyinkaaga

Sida aad Waqti kooban ugu qaban karto shaqooyinkaaga

1. Naqshadeeynta(Graphic design)

Haddii aad tahay qof ku shaqeeya Graphic design waxaa muhiim ah inaad heli kartid waxyaabo kuu sahlaya in shaqadaadda ku qabato waqti kooban, Waxyaabahaas waxaa kamid ah:

  • Freepik: Waxaad si bilaash ah uga heleeysaa Vectors Kala duwan PSD, Sawiro iyo Mockups kuwaas oo free ah
  • Vecteezy: Vectors tayo sare leh oo bilaash ah ayaa isagana kuugu diyaarsan.

PSDs:

  • PSDgraphics: Faylal PSD bilaash ah iyo agabyada Photoshop ayaad ka heleysaa.
  • FreePSDfiles: Faylal PSD ah oo kala duwan oo bilaash ah ayaa iyana ka heleysaa.

Sawiro:

  • Unsplash: Sawiro tayo sare leh oo bilaash ah.
  • Pexels: Sawiro stock iyo Muuqaalo bilaash ah.

Mockups:

  • Mockup World: Xulasho mockups bilaash ah oo si taxadar leh loo xushay.
  • GraphicBurger: Agabyo naqshadeed oo bilaash ah oo si taxadar leh loo sameeyay.

2. Video editors

Cinwaano:

  • Mixkit: Templates bilaash ah aad ku isticmaali kartid Premiere Pro iyo After effect, Titles, Animation, Lowerthirds, Instagram Videos diyaasan ayaa ka heleysaa
  • Videezy: Fiidiyowyo HD stock bilaash ah iyo 4K.

Mockups Telefannada Gacanta:

Animations:

Icons:

  • Flaticon: Icons bilaash ah oo loogu talagalay isticmaalka shakhsiyeed iyo ganacsiga.
  • Icons8: Icons iyo sawirro bilaash ah.

Templates Intro:

  • Panzoid: Abuuraha intro iyo animation bilaash ah.
  • Videezy: muuqaalo ay ku jiraan intros bilaash ah.

3. Qorayaasha

Qalabka Qoraalka:

Fikradaha Mawduuca:

Kheyraadka Cilmi-baarista:

  • Google Scholar: Raadi maqaallo aqooneed iyo cilmi-baarisyo.
  • JSTOR (Akhri Bilaashka ah): Helitaan xaddidan oo bilaash ah oo loo leeyahay joornaalada aqooneed, buugaagta, iyo ilaha aasaasiga ah.
  • Chatgpts ayaa sidoo kale isticmaali kartaa si waxa aad qoreeyso kaaga cawiso

4. Programming Languages

Code Snippets:

  • GitHub Gist: Waxaad ka heleeysaa snippets code iyo qoraallo.
  • Stack Overflow: Hel jawaabaha su’aalaha Programming oo la wadaag snippets code.

Maktabadaha iyo Qaab-dhismeedyada:

  • npm: Xirmooyinka iyo maktabadaha JavaScript.
  • PyPI: Indexka Xirmada Python ee maktabadaha Python.

APIs:

5. Data Analysis

Datasets:

  • Kaggle Datasets: Ururinta datasets bilaash ah oo loogu talagalay Data analysis iyo barashada mashiinka.
  • Data.gov: Xogta furan ee dowladda Mareykanka.

Qalabka Muuqaalinta:


Gunaanad

Resouceskaan bilaashka ah waxay fududeeyaan hawlahaaga maalin laha ah sida naqshadeeyayaasha , Video editingka, qorayaasha, Programmers-ka, iyo Data analysis. Waxay bixiyaan vectors, PSDs, sawiro, mockups, cinwaanno, animations, icons, templates intro, qalabka qoraalka, datasets, iyo qalabka falanqaynta xogta si ay u taageeraan shaqadaada.

Sign In

Register

Reset Password

Please enter your username or email address, you will receive a link to create a new password via email.

Scroll to Top