Digital skills

Waa maxay digital marketing iyo sida ay u shaqeeyso

Digital marketing waa kulmiyaha aladaha suuqgeynta ee adegsado Internet ka, sida SEO (Search Engine Optimization) , Blog website yadaa iyo Social media gaa .

Waa nooc suuqgeyn ah ood istimaleysid digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.
Waxaan dhihi karnaa waa qayb muhiim ah oo ka mid ah istaraatiijiyad suuqgeyneed oo dhamaystiran.

Dadka qaarkood waxay umaleyaan in digital marketing lamid yahay Online marketing taaso totally qalad ah.
Online marketing waa qeyb ka mid ah Digital marketing oo laxiirarta aladkastey oo ku shaqeyso internetka sida :

  • Websites
  • Social Media
  • Mobile Marketing
  • Content Marketing

Halka Digital marketing uu yahay suuqgeyn kasta oo ka baxa aaladaha elektiroonigga ah sida :

  • Phone Apps
  • Podcasts & Radio
  • Electronic Billboards
  • TV
  • Online Marketing

Muhimada Digital marketing uu uleyahay business kaga

Digital marketing wuxu ka cawiinaya inaad heeshid macamiil faraa badaan
Waliba si degdeg ah oo kaana raqiisan habkii horey qadimiga ahaa ee TV’ga iyo Radio’ga .

Digital marketing wuxu kaa cawinayaa sidoo kale inaad dhexgashid macamishada kugu xidhaan
ogatiidnaa waxey radiinayaan ama jeceelyihiin inaad uso gudbisid ama ka ibisiid.
Ado sii toos ah kulaa xidhidhayo bartaa comments ka , Reviews ka iyo barahaa social media ga.

Marka laga yimado laxiirirka macaamishada waxad sido kale lasocon karta dhaqdhaqoda kuu adaan rabitaan ka products ama waxyabahad uso gudbineysid .
Taasina waxey ka caawin doonta inuu ganacsigagu sii baladho noqdana miid guuleysta.

10’kii sanno ee ugu dambeyay Digital marketing adunka dhaan ayu qabsadey,
sababtoo ah aladahaa wax lagu xayeysiyo sida GoogleFacebook … iwm, aya wax walba fudeediyay.

Qaybaha uu ukala baxo Digital marketing

Qaybaha ugu muhiimsan ee Digital marketing uu kala baxo waa :

  1. Content Marketing
  2. Social Media Marketing
  3. Search Engine Optimization (SEO)
  4. Affiliate Marketing
  5. Pay Per Click (PPC)
  6. Native Advertising
  7. Email marketing
  8. Marketing automation

Summary : Gunaanad

Digital marketing wuxu kulmiya dhamaan aaladaha suuqgeynta ee isticmaala elektirooniga. Waa nooc suuqgeyn ah, ood isticmaaleysid Digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.

Digital marketing wuxu ka cawiinaya inaad heeshid macamiil faraa badaan
Waliba si degdeg ah oo raqiis ah lacag badanaa kaga baxeyn.

Admin

Recent Posts

Successful Webinar on “6 Essential Skills for Effective Job Searching”

Successful Webinar on "6 Essential Skills for Effective Job Searching" We are excited to announce…

4 months ago

How AI is Shaping the Future of Work and Education: A Successful Webinar Recap

Reflecting on Our Successful Workshop: How AI is Shaping the Future of Work and Education…

4 months ago

Successful Completion of Social Media Management & Freelancing Workshop

Successful Completion of Social Media Management & Freelancing Workshop The recently concluded workshop on Social…

4 months ago

5 Website aad ka shaqeyn karto haddii aad taqaan xirfadaha Digitalka

Haddii aad taqaan mid kamid ah Xirfadaha Digitalka ah waxaad fursad u heeystaa inaad ka…

5 months ago

Sida Teknolojiyaddu u Bedelaysa Suuqa Shaqada Mustaqbalka(AI)

AI iyo Xirfadaha Digitalka: Sida Teknolojiyaddu u Bedelaysa Suuqa Shaqada Mustaqbalka Hordhac Teknolojiyadda Casriga ah…

9 months ago

Wax badan ka ogoow Branding Guidlines iyo sida aad ku sameysan karto

Brand guidelines (ama tilmaamaha brand-ka) waa dukument muhiim ah oo ka caawiya shirkadaha iyo ururrada…

9 months ago